Shirkii Maamul goboleedyada ee Kismaayo oo dib u dhacay

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa dhawaan ku dhawaaqay inuu martigaliyo Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya, si ay uga arinsadaan xaaladda siyaasadeed ee dalku wajahayo. Shirkaas oo loo madlanaa inuu dhaco maanta oo Arbaco ah ayaa dib u dhacay ilaa maalinta Axadda 8 Bisha Oktoobar. Sababaha dib u dhigga shirka ayaa lagu sheegay in ay tahay Dowladda federaalka […]

Continue Reading

Dr. Axmed” Maamul Goboleedyadu Waa Nidaamkii Hoggaamiye Kooxeedyadii Oo La Casriyeeyay

Dr. Axmed Maxamed Maxamuud oo bartay xiriirka caalamiga ah ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in maamul goboleedyada qaar ay horboodaan dowladda oo ay iloobaan shaqadooda rasmiga ah waxauu sheegaya in markii horaba aan laga fakarin samaynta Maamuladaan oo soo boodo iyo dano gaara oo laga lahaa ay ku samaysmeen. Dr. Axmed ayaa […]

Continue Reading