Dhageyso: Al-Shabaab oo baahisay magaca iyo beesha uu u dhashay ninkii fuliyay weerarkii Hotel SYL

Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday ninkii fuliyay weerarkii is-miidamainta ahaa ee maalin ka hor lagu qaaday Hotelka SYL ee ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya. Ninkan ayaa magaciisa lagu sheegay Jaabir C/llaahi Diiriye, sidoo kalena loo yaqaano Shugri waxaa uu u dhashay¬†Beesha Mareexaan, Al-Shabaab ayaa sheegtay in Jaabir oo kaxeynayay gaari kuwa […]

Continue Reading