Dhageyso: Al-Shabaab oo baahisay magaca iyo beesha uu u dhashay ninkii fuliyay weerarkii Hotel SYL

Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday ninkii fuliyay weerarkii is-miidamainta ahaa ee maalin ka hor lagu qaaday Hotelka SYL ee ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya. Ninkan ayaa magaciisa lagu sheegay Jaabir C/llaahi Diiriye, sidoo kalena loo yaqaano Shugri waxaa uu u dhashay Beesha Mareexaan, Al-Shabaab ayaa sheegtay in Jaabir oo kaxeynayay gaari kuwa […]

Continue Reading

Dowladda oo dibada u qaadaysa dhaawacyadii Qaraxii Hotel SYL

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdinuur (Madeer) ayaa sheegay in dalka dibadiisa loo qaaday dadka dhaawacyadooda halista yihiin ee ku waxyeeloobay qaraxii cuslaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa bogaadiyay howsha dhaqaatiirta Soomaaliyeed iyo dadaalka ay u galeen bad baadinta dadkii shalay ku dhaawacmay qaraxii shalay. Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in si […]

Continue Reading