Alle ayaa ciduu doono Hanuuniya (Werner Klawun)
Werner Klawun oo ahaa Ku xigeenka Xisbiga National Democratic Party of Germany (NPD) ayaa soo Islaamay isagoo 75 sano jir ah, waxaa lagu yaqaanay neceybka qaxootiga iyo dadka muhaajiriinta ah, Hada Klawun waa taageeraha ugu ballaaran ee Qaxootiga ka imanaya Siiriya, Ciraaq iyo Afgaanistaan. Isagoo la hadlaya Jariidada caanka ah ee Bild, ayaa sheegay inuu […]
Continue Reading