Daawo: 73 guuradii Aasaaska Booliska Soomaaliyeed oo Cadaado laga xusay

Dabaal dagga sanad guuradii 73-aad ee aasaaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta laga xusay Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Galmudug. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleyd, Taliyaha Booliska Galmudug S/Guuto C/caziiz Dhagabadan, Abaanduulaha Qeybta 21-aad S/Guuto C/llaahi Cirro, saraakiil iyo marti sharafka kale. Cutub ka […]

Continue Reading