Safaarada Soomaaliya ee Hindiya oo madax furasho u haysata Maxaabiista ku xiran dalkaasi

Waxaa maalmahan la isla dhexmarayey in dil lagu xukumay 50 ka mid ah maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Hindiya, maxaabiistaan ayaa tiradooda guud lagu sheegay 119 rag ah,┬áSi aan arintan wax uga ogaano ayaan isku daynay inaan xiriir la sameyno qaar ka mid ah maxaabiista ku xiran dalka Hindiya. Maxaabiista aan la xariirnay ayaa […]

Continue Reading