Barlamaanka cusub Soomaaliya oo maanta kulmaya

Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kalfadhigooda labaad. Kulanka ay yeelan doonaan xildhibaanada Labada Aqal ayaa waxaa lagu magacaabi doonaa Guddiyo ka shaqeeya arrimaha Doorashada iyo xilliga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha. Sidoo kale xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu waddaa in ay shaaciyaan waqtiga ay […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan “Guddiyada Doorashooyinka Waa Inay Si cadaalad Ah u Maamulaan Doorashada”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb qaataan doorashooyinka la filayo inay dhowaan dalka ka dhacaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ay ka go’an tahay in doorashada labada aqal (Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose) iyo tan Madaxweynaha […]

Continue Reading