Sawirro: Dhacdo Yaab leh, Gabadh 7 jir ah oo isku Qarxiyey Syria

Wararka Maanta

Waa dhacdadii ugu yaabka badneyd ee dunida ka dhacda kadib markii gabar 7 sano jir ah ay isku qarxisay xarun boolis oo ku taala magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Syria.

Muuqaal lasoo dhigay internetka ayaa muujinaysa waalidka dhalay laba gabdhood oo 7 iyo 9 jir oo sagootinayo, iyagoo gabadha weyn ee sagaal jirka ah aan la cadeyn halka ay isku qarxisay, laakiin gabadha yar ee 7 jirka ah ayaa lagu xiray qarax kadib markii ay gashay xarunta Boolis waxaa lagu qarxiyey Remote control, taas oo waji cusub u furtay dagaalka dunidan.
screenshot_2016-12-21-20-48-33-1 screenshot_2016-12-21-20-48-33-1 screenshot_2016-12-21-20-48-57-1 screenshot_2016-12-21-20-49-04-1