Magaalada Cadaado ayaa xalay waxaa ka dhacay Xaflad ay ku qalinjabinayeen arday dhameysay Dugsiga Sare ee Cadaado oo la aasaasay 2014.
Munaasabadda ayaa waxaa hadal ka jeediyey Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Guureeye, Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxamaan, Agaasimaha Waaxda Dugsiyada Axmed Kheyre, maamulka Dugsiga Cadaado iyo Masuuliyiin kale.
FG: Goordhow ka daawo Muuqaalka Xafladda Boggeena Facebook.com/ceelhuurnews