Sawiro:Soodhawayn u eg dhoolatus siyaasadeed oo RW khayre loogu sameeyay baydhabo
Wafdigan uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan wasiiro iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo mas’uuliyiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,maamulada gobolka,kan degmada Baydhabo,odayaasha Dhaqanka […]
Continue Reading