Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Soomaali lagu xirxiray Zambia

Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay Soomaali badan lagu xirxirey dalka Zambia. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibbada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay socdaan baaritaano la xariira sababaha keenay in dadkaasi si guud loo xirxiro xilli ay muddo dheer ku noolayeen dalkaas, islamarkaana arintaasi ay salka ku heyso isir naceyd. “Wasaaradda Arrimaha […]

Continue Reading

Madaxweyne Qoorqoor oo booqday ciidamadii Ahlu Sunno ka saaray Guriceel

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee Degmada Guriceel. Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada u jeediyay kalmado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin. Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn ku ammaanay Ciidanka Qalabka Sida wanaagsan ay uguteen […]

Continue Reading

Booliska AMISOM oo la geeyey Baraawe iyo Dhuusamareeb

Ciidamo Booliis ah oo ka tirsan AMISOM ayaa saaka gaaray Magaalada Baraawe ee xarunta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana Magaaladaasi laga dajiyay diyaaarad sidday Ciidanka. Wararka ayaa intaas ku daraya in sababta Ciidankaasi loo geeyay Baraawe ay tahay in la doonayo in ay qayb ka noqdaan sugidda ammaanka doorashooyinka dalka, oo dhawaan la guda gali […]

Continue Reading

Sh. Shariif oo ka hadlay khilaafka Rooble iyo Farmaajo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo goordhoweyd shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay Kiiskii dilka Ikraan Tahliil iyo khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, isagoo nasiib darro ku tilmaamay khilaafka Madaxda, kaasoo uu sheegay inuu caqabad ku keeni karo habsami u socodka doorashada. Shariif oo hadalkiisa ahaa mid aad u degan oo […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid Xil ka qaadistii Wasiir Xundubey

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid Xil ka qaadistii Wasiir Xundubey “Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ilaa ay ku timaaddo si waafaqsan Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxweynaha oo cuskanaya Qodobka 90aad, Xarafka (e) ee […]

Continue Reading

RW Rooble oo magacaabay Wasiirka Amniga DFS

RW Rooble oo magacaabay Wasiirka Amniga DF “Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka, tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 08/09/2021 Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii […]

Continue Reading