Weeraro Ismiidaamin ah oo ka dhacay Tiyegloow

Wararka naga soo gaaraya Tiyegloow ayaa sheegaya in ismiidaamin lala beegsaday Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed, oo shalay gaaray afaafka hore ee Degmadaasi. Gaari xamuul ahaa oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ayaa waxay Shabaabku la beegsadeen qaar ka mid ah labada ciidan oo ku sugan mid ka mid ah wadooyinka laga […]

Continue Reading

Gudiga doorashooyinka dadban ee galmudug oo soo saaray liiska magacyada musharixiinta iyo beelaha kuraastooda bari loo tartamayo

Gudiga doorashooyinka dad ban ee dowlad goboleedka galmudug ayaa caawa shaaciyay kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ee barito doorashadoodu dhaceyso waxaana ay soosaareey liiska kuraasta barito lootartamayo afahayeenka gudiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka galmudug ayaa oo saxaafada lahadlay ayaa sheegay in doorashada kuraastaan ay dhaceyso barito saacadu marekeytahay 9;00 Am (Sadex saac oo […]

Continue Reading

Ciidamada dowlada iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Miirtaqwo ee Sh/Dhexe

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Miirtaqwo oo ku yaala duleedka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya ee qeybta ka ahaa howlgalka ayaa sheegay in ciidamada isbaheysanaya si nabad galyo ah kula wareegeen gacan ku heynta deegaanka markii […]

Continue Reading

Akhriso:Wasiir kuxigeenka diinta iyo awqaafta galmudug oo iscasilay

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Galmudug Cawil Cabdullaahi Jaamac Ayaa Iscasilay Wasiir ku xigeenka oo saxaafadda hadal kooban siiyay ayaa ka hadlay sababta keentay inuu iska casilo xilkii uu ka hayay wasaaradda diinta iyo awqaafta Galmudug. Cawil Cabdullaahi Jaamac ayaa sheegay inuu ku wargalinayo dhammaan dadkii uu ku metalayay xilkaasi inuu isaga tegay. […]

Continue Reading

Diyaarada Air Jabuuti oo 25-sano kaddib duulimaad rasmi ku timid Muqdisho

Shirkadda Diyaaradaha ee Air Jabuuti ayaa maanta markii u horeysay muddo 25 sano kaddib duulimaad toos ah ku timid magaalada Muqdisho, iyadoo duulimaad toos ah bilaabeysa Muqdisho iyo Jabuuti. Diyaaradda Air Jabuuti oo dhowaan dib u howl bilowday ayaa ka qeyb qaadan doona howlaha isu socdka dadka Soomaaliyeed ee isaga kala goosha labada dal. Mas’uuliyiin […]

Continue Reading

Daawo Sawirro: Wariyaha Al-Jazeera oo Sawirro ka soo qaaday Xero ay ku tababartaan Al-Shabaab

Ururka Alshabaab oo la dagaalamaya dowlada federalka iyo ciidamada taageera ee AMISOM ayaa dhowaan waxa ay la wareegayeen deegaano ka mid ah gobolada dalka kadib markii ay ciidamadii Ethiopianka ahaa ee halkaa joogay ay isaga baxeen. Degmooyin ku yaal gobolada Hiiraan iyo Bakool ayaa kamid ah deegaanada ay ciidamada Ethiopia ka baxeen. Hase yeeshee waxaa […]

Continue Reading

Ahlu Sunna oo qaadatay qalabkii Radio Galgaduud Xarunta Guriceel

Ciidamada Amniga Maamulka Ahlu sunna ayaa xalay xiray Radio Galgaduud xarunteeda Guriceel, waxayna Ciidamada gudaha u galeen Xarunta Idaacada xilli ay hawada ku jirtay. Ciidamada waxa ay qaateen Fmta Idaacadda iyo qalab kale lamana oga sababta rasmiga ee ka danbeysa. Maamulka Radio Galgaduud ayaa sheegay kala hadli doonaan Masuuliyiinta Maamulka madaama uu jiray heshiis horey […]

Continue Reading

Wasiirka Howlaha Guud Galmudug oo Cadaado lagu xiray

Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa maanta Cadaado ku xiray Maxamed Guure oo ah wasiirka howlaha guud ee maamulka Galmudug, wasiirka ayaa ahaa Musharaxa u sharaxan mid ka mid ah kuraasta beesha Murusade ku leedahay Aqalka hoose. Sababta xariga wasiirka ayaa lagu sheegay in ilaaladiisa rasaas ku fureen xarunta gudigga doorashooyin ee magaalada, hal […]

Continue Reading

Daawo: Mashruuca Balaarinta Dhismaha isbitaalka Cadaado oo la dhagax dhigay

Wasiirada Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug  Marwo Naciimo Maxamuud Maxamed iyo gudoomiyaha degmada Cadaado Mudane Cabdullaahi C/raxmaan Tootoole ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Mashruuca balaarinta dhismaha isbitaalka guud ee degmada Cadaado oo ah xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya lacag ka badan 300,000 dollar, lacagtaas 80% waxaa ku deeqday […]

Continue Reading

XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW W/Q:- Bashiir Cali Barre

XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW Waxaa taariikhdu markey ahayd 03-11-2016 dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Mineapolis ku geeriyooday AUN Abwaan & Qoraa marxuum Axmed Macoow Xaayoow. Macallin Xaayoow wuxuu ahaa abwaan & qoraa soomaaliyeed oo aannu isku baranay barta ay bulshada badani ay ku xariiraan ee Facebook dabayaaqadii sannadkii 2013kii, markaannu is baraney kahor ma ogayn […]

Continue Reading