Sawirro: Turkiga oo soo bandhigay Hub casri ah
Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa lagu qabtay carwo lagu soo bandhigay hub iyo agab ciidan oo casri. Bandhigaan ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisulwasaaraha dalkaasi Bin Cali Yaldrim, oo xubno kale. Shirkad Turki oo qalabka ciidamada soo saarta ayaa goobta kusoo bandhigtay Taangiyo, diyaarada duuliye la’aan, gantaalo, qoryaha fudud iyo agab kale oo ciidan. Agabkan […]
Continue Reading