Alshabaab oo Sh. Xasan Yacquub ka badalay gobolka Galgaduud
Xafiiska Siyaasadda Ururka AlShabaabul ayaa gudoomiye cusub u magacaabay gobolka Galguduud ee dhacda bartamaha dalka Soomaaliya. Isbedelka dhanka maamulka ah ayaa ka dhacay Galgaduud, waxaana Gudoomiyaha cusub ee Gobolka loo magacaabay Sheekh Cabdullaahi Abuu Khaalid oo bedelay Sheekh Xasan Yacquub Cali gudoomiyihii hore ee Galguduud. Munaasabad ka dhacday magaalada Ceelbuur oo ay ka qeyb galeen […]
Continue Reading