Madaxweyne Xaaf oo Dusmareeb ka dhagax-dhigay 3 Xarumood (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta siwadajir ah uga dhagax dhigay Magaalada Dusmareeb Caasimadda Galmudug Xarumo dhowr ah, Waxaana ka mid ah Xarunta Wasaarada Warfaafinta, Xarunta ciidamada Daraawiishta iyo Xarunta ciidamada Nabad-Sugida Galmudug. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kormeeray Xaruntii hore ee ciidamada Xooga dalka qaybta […]
Continue Reading