Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa Wareegto ka soo baxday waxaa ay dalka ka Mamcuunay inay soo galaan Boombalaha Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada. agabkaan ayaa dhibaato ku hayo Shacabka, waxaana caruurtu ay suurtagal tahay in ay naftooda qatar kala kulmaan adeegsiga agabkaan.
Halkaan ka aqriso wareegtada Wasaaradda