Maamulka G. Banaadir oo burburiyey Dhismo laga dhisay garoonka Jeenyo (Sawirro)
Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda Cagta Jeenyo kaas oo la sheegay in si sharcidarro ah loo dhistay, Ka dib markii dhawaan Gudodoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow uu amray in la baneeyo Garoonkii Kooxda Jeenyo ayaa maanta . Waaxda Howlaha Guud ee gobolka Banaadir ayaa saaka cagta marisay dhismayeyaal […]
Continue Reading