Khilaaf soo kala dhexgalay Wasiirka Maaliyadda iyo R.W Khayre
Khilaaf xoogan ayaa la xaqiijiyay inuu soo kala dhexgalay Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Dr. Cabduraxmaan Ducaale Beyle kaasoo in muddo ah soo jiitamayay. Waxaa jiray warar sheegaya in Beyle uu ashtako ugu tagay Madaxweyne Farmaajo, asagoo ka cabanaaya cadaadiska Reysalwasaaraha. Wixii ka dambeeyay khilaafka Raysal wasaare Khaire iyo Beyle ayaa saraakiil […]
Continue Reading