Wiilkii Geedka ee Wacdaraha Dhigey (S/Guuto Farxaan Maxamuud Aadan- Qaroole)
Wiilkii Geedka ee Wacdaraha Dhigey (S/Guuto Farxaan Maxamuud Aadan- Qaroole) Dhammaadka sanadkii 2013, ayaan booqdey bar howlgal oo ku taaley degmo ka mid ah degmooyinka Caasimadda Muqdisho, halkaas oo howlo gaar ah oo qeyb ka ahaa sugidda amniga laga hoggaamin jirey. Kormeerka xaruunta intaan ku jirey, ayaan kulan la qaatey saraakiisha iyo howl-wadeenada […]
Continue Reading