Kala duwanaashaha Khayre iyo Rooble

Kala duwanaashaha Khayre iyo Rooble Muddo kooban uu xilka joogo Raysulwasaare Maxa’ed Xuseen Rooble wuxuu sameeyay sumcad siyaasadeed oo ballaaran, waxa uuna u muuqdaa inuu yeeshay taageero bulsho, si fudud ayuuna ku kasbaday dad u badan dhallinyaro, waa si u dhiganta bilowgii uu Xasan Cali Khayre kusoo galay fagaaraha siyaasadda markii uu si lama filaan […]

Continue Reading

Galmudug oo hakisay dhismaha Golayaasha Deegaanka (Video)

Wasiirka warfaafinta Galmudug Ahmed Shire Falagle oo shir jaraa’id ku qabtay Cadaado ayaa sheegay in Dowladda Galmudug ay hakisay dhismaha golayaasha deegaanka degmooyinka Dhuusamareeb, Balanballe, Cadaado, Caabudwaaq iyo Hobyo. Arintaan ayaa kusoo aadaysa xilli maanta la dhaariyey qaar ka mid xildhibaanada Golaha deegaanka degmada Balanballe, inkasta oo siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Ceyr ay diidmo ka […]

Continue Reading

Akhriso: Heshiiska Shirka Arimaha Doorashada

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA 27 May 2021 WAR-MURTIYEED Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayna ka soo qaybgaleen Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi, Madaxweynaha, Jubaland Axmed Sh Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Xasan Maxed {Laftagaren, Madaxweynaha […]

Continue Reading

Ciidanka Xoogga Dalka oo Hawlgalo ka wada Sh. Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheeysan kawada deegaano katirsan gobolka Shabeelaha dhexe. Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminaya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraaal Odawaa Yuusuf Raage, waxaana Ciidanku saacadihii ugu dambeeyey la wareegeen Deegaanada War dhagax, war ciise, Gaal-leef, Qoor dheere, jilable iyo Cali Fooldheere, kuwaasi oo ay joogeen Al-Shabaab. Alshabaab ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey […]

Continue Reading

TABABAR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE WARBAAHINTA DIGITALIGA AH OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB.

TABABAR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE WARBAAHINTA DIGITALIGA AH OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB. Tababbarkan waxaa soo qaban-qaabiyay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya iyada oo ay soo qaban qaabisay Shabakadda Horumarinta Haweenka Warbaahinta ka jira ee Galmudug (Galwomen) waxaana xalay Dhuusamareeb ku qabsoomay tababarka ku […]

Continue Reading

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka jira Waqooyiga Muqdisho

Waxaan soo baxaya faahfaahino la xiriira ciidamo ka tirsan Milatari ah oo diidan muddo kororsiga Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee Farmaajo oo soo gaaray duleedka Waqooyi ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo wata gaadiid faro badan oo kuwa dagaalka ah ayaa isaga soo baxay saldhigyo ay ku sugnaayeen deegaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka […]

Continue Reading