Xaaf oo sheegay inuu burburay heshiiskii Ahlu Sunna (Akhriso)
Warsaxaafadeed uu soo saaray Axmed Ducaale Xaaf ayaa lagu sheegay inuu buray heshiiskii Jabuuti ee uu la galay Ahlu Sunna, sidoo kalena doorashada Galmudugna ay ka dhaceyso Cadaado. Xaaf ayaa sabab uga dhigay burburka heshiiskii Ahlu sunno qodobadan: Axdi la’aanta Ahlu-Sunna Waljamaaca ay si xurma la’aan ah u muujiyeen. Damaca iyo sad bursiga aan dhamaaneyn […]
Continue Reading