Kheyre oo Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo ganacsatada ayaa looga hadlay arrimaha nabadeynta iyo dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug dhammaystiran, loo dhanyahay kana shaqeysa danaha reer Galmudug. Ganacsatada ayaa Ra’iisul Wasaaraha […]

Continue Reading

G. Banaadir iyo Wasaaradda Caafimaadka oo isku heysta Buugga Caafimaadka

Wasaaradda caafimaadka Dowlada Federaalka ah Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisay buug caafimaad, shaqaale iyo qalabkii loogu talo-galay in loogu adeego xujeyda Soomaaliyeed. Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay u sheegay in ay diyaariyeen Buuggaan laakiin Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay dhibaato ku heyso oo aysan u ogoleyn maamulidda howlaha Caafimaadka gobolka Banaadir. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa […]

Continue Reading

Muqdisho: Askari rasaas ku furay dad rayid ah

Inta la xaqiijiyay Laba ruux ayaa dhaawacantay, kadib markii Askari saarnaa Mooto Bajaaj uu xabad ku dhuftay wiil kale oo watay Mooto Bajaaj, xabadii wiilkaasi ku dhacday ayaa ka dhex baxday, waxayna sii dhaawacday Nin watay Gaari Dameer goobta Maraayay. Goobjoogayaal ayaa Risaala u sheegay in Sababta askariga wiilka Bajaajlaha uu xabada ugu dhuftay ay […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug

Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug ayaa maraysa marxalad kala guur ah, muddo laba todobaad ah waxaa ku sugan deegaanada Galmudug Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kheyre ayaa saldhigtay Dhuusamareeb, isagoo halkaas kawada ka gungaarista heshiis uu la galo Ahlu Sunna. Wasiirka Arimaha Gudaha Eng Sabriye iyo wasiiru Dowlaha Howlaha Guud Qoorqoor ayaa shalay aaday Muqdisho. Wasiirka […]

Continue Reading

Dowladda Oo bilowday Diiwaangalinta Ciidanka Ahlu Sunna (Sawirro)

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga bilowday diiwaan gelinta ciidamada Ahlu Sunna si ay uga mid noqdaan ciidanka qaranka. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo qayb galay Munaasabadda daah-furka qaramaynta iyo diiwaan gelinta ciidanka dowladdu ay kala wareegtay Ahlu Sunna, ayaa u mahadceliyay Ahlu Sunna […]

Continue Reading

Nin Alshabaab Hubka u kala gudbin jiray oo la xukumay (Sawirro)

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Muuse oo magaciisa Afgarashada loo yaqaano  (Xuseen Dheer) ayaa loo xiray Fabruary  sanadkan kamid ahaanshiyaha Maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan qayb u abaabulan u kala gudbinta hubka fudud oo ay dilalka Dhagarta ah ku geystaan maleeshiyada. Sida uu ku sheegtay Caddeymaha ay ka qoreen Hey’adaha Baarista Amniga Alshabaab waxa uu kubiiray bilowgii Augusta […]

Continue Reading

Dowladda oo Billaawday Hab-raaca Ciidamada Ahlu-sunna Lagu Qarameynayo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xerada qaybta 21-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ku booqday Ciidamo ka tirsan ahlu sunna oo lagu wareejiyey Dowladda Federaalka, maantana loo bilaabayo Hab-raaca ay kaga midnoqonayaan Ciidanka Qalabka sida ee Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha oo ay booqashadiisa ku wehliyeen madaxa fulinta Galmudug iyo taliyaasha ciidanka qalabka […]

Continue Reading