Barlamanka Ahlu sunna oo dib u dhigay doorashada Gudoomiyaha Barlamanka
Guddiga doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Ahlu sunna ayaa dib u dhigay doorashada gudoomiyaha ilaa 3 October 2018. Guddigan ayaa horey u shaaciyey in doorashadu qabsoomayso 25 bishan oo maanta ku beegneyd. Halkaan ka aqriso warqadda ay soo saareen guddiga.
Continue Reading