Diyaarad siday Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Galmudug oo la celiyey

Diyaarad siday gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed iyo xildhibaano la socday ayaa dib loogu celiyey Muqdisho kadib markii ay kasoo kacday garoonka doyaaradaha Aadan Cadde. Diyaaradan ayaa waaxda duulista Hawada Soomaaliya ku amartay in ay dib ugu soo laabato Muqdisho, amar lagu celiyey diyaaradan ayaa la sheegay inuu kasoo baxay […]

Continue Reading

SAWIRO:Munaasibad lagu soo dhaweynayey madaxda iftiin oo cadaado lagu qabtay

Cismaan Macalin Xassan Geelle waxaa uu kamid yahay aas aasayaashii mu,asasada hormarinta waxbarashada iftiin waxay gobolada dhexe ee dalka ay kuleedahay 9aal iskool(Sagaal iskool) oo ay iyadu gacanta kuhayso islamrkaana ay maamusho. Maanta ayaa garoonka diyaaradaha magaalada cadaado ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka galmudug waxaa ka soo dagay cismaan macalin xasan geele oo […]

Continue Reading

Sawirro: Cadaado dhismaha 4 Waddo oo dhamaaday

Wasiiru dowlaha arimaha gudaha iyo dowladaha hoose Galmudug Cumar Maxamed Diiriye iyo Gudoomiye ku xigeenka degmada Cadaado Nuur Yarow Xayle ayaa wadajir xariga uga jaray 4 wado oo cusub, kuwaas oo la saaray jaay. Wadooyinkan ayaa waxaa maalgaliyey Maamulka degmada iyagoo dhaqaalaha ka helay sanduuqa horumarinta dowladaha hoose JPLG (Joint Program Local Governments). Wadooyinkan xarigga […]

Continue Reading

Sawirro: Daallo Airlines oo Cadaado ka bilowday duulimaadyo toos ah

Shirkadda Daallo Airlines ayaa  duulimaadyo ka bilowday Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug,  waana markii ugu horaysay ee shirkadda Daallo Airlines ay xafiis ka furato magaalada Cadaado. Shirkadda Daallo Airlines ayaa hadda kadib sameynaysa duulimaadyo ah Cadaado-Muqdisho, waxaana kaloo sanadkaan bilaabaysaa in ay dadweynaha ku dhaqan deegaanada dowlad goboleedka Galmudug ay Xajka u […]

Continue Reading

Sawiro:Xildhibaanada Galmudug oo deeq gaarsiiyay dad abaaruhu saameeyeen

Deeq daan ay xildhibaanada katirsan dowlad goboleedka galmudug ay soo gaarsiiyeen Qaarkamida dadka abaaruhu saameeyeeyn oo usoo barakacay gudaha magaalada cadaado Ayaaa waxaa ay kakoobneyd bariis iyo saliid. Qoysaskaan ay xildhibaanada galmudug ay deeqda gaarsiiyeeyn ayaa kakoobnaa 100 qoys oo Kamida dadka abaaruhu saameeyeen waxaana dadkaani qaarkood ay yihiin kuwo ay abaartu Udheereyd colaado sababay […]

Continue Reading

Maxaan ku soo arkay magaalada Hobyo Godan?

Muddo sanad iyo laba bilood kadib ayay ii suurtagashay inaan booqasho ku tago magaalada qadiimiga ah ee HOBYO GODAN ee koofurta gobolka Mudug, Waa magaalo xeebeed istaartiiji ah, dadka ku dhaqan ayaa ku tiirsan kaluumeysiga iyo xoolaha nool, iyo beerahana. Magaalada Hobyo ayaa ka soo kabanaysa daqaradii dagaalada sokeeye, waxaa bishii Feberaayo 2016 Hobyo yeelatay […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Khilaafka Siyaasadeed Galmudug?

Waxaa maalmahaan dagan xaalada siyaadeed ee dowlad goboleedka Galmudug, Magaalada Cadaado oo ah xarunta kumeelgaarka ah Galmudug ayaa laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid dhaqdhaqaaqii siyaasadeed ee maalmo dhaweyd ka jiray. Dadweynaha ayaa ku jahwareeray halka ay wax u socdaan, waxayna inta badan aaminsan yihiin C/kariin Guuleed uu la haray Galmudug, halka xildhibaanada badankood […]

Continue Reading

Sawirro: Ardayda SIMAD-Cadaado oo Qurxinaya Xarunta Jaamacadda

Ardayda dhigata Jaamacadda SIMAD faraceeda Cadaado ayaa wado olole sare loogu qaadayo bilicda xarunta jaamacadda. Olalahan ayaa isugu jira dhireynta xarunta jaamacadda, birta Calanka iyo qoraalo lagu xardhay darbiyada jaamacadda. Ardayda jaamacadda SIMAD Cadaado ayaan dhawaan doortay guddiga ardayda oo loo soo gaabiyo ASOS, waxa ayna gudoomiye u doortay Aadan Cali Maxamed, arintaan sare u […]

Continue Reading

Sawirro: Doon sidda Badeecado ganacsi oo ku wajahan dekada Hobyo

Doon weyn oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa xalay kasoo shiraacatay dalka imaaraatka carabta, doontaan ayaa ku wajahan dekada Hobyo. Waa doontii labaad shixnad ganacsi u sida Hobyo oo ka soo shiraacata dalkaas, doontaan ayaa sidda gawaari nuucada raaxada ah, raashin, shidaal iyo bagaash, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda gaarto dekeda Magaalada Hobyo, […]

Continue Reading