Xildhibaan Odawaa oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyey wafdi uu hogaaminayey wasiirkii hore Arimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa. Wafdigan ayaa saaka kasoo kicitimay magaalada Cadaado xarunta Baarlamaanka Galmudug, Masuuliyiinta iyo qeybaha Bulshada ayaa xildhibaanka kusoo dhaweeyey duleedka Gaalkacyo. Xildhibaan oo la hadlay bulshadii soo dhaweysay ayaa sheegay in uu yimid inuu […]

Continue Reading

Shil gaari oo ka dhacay duleedka Burco

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari oo geystay Khasaare badan sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Somaliland. Shilkaan ayaa waxa uu ka dhacay duleedka deegaanka Beer oo dhacda duleedka degmada Burco. shilkaasi ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari booyad ah iyo gaari nooca rakaabka […]

Continue Reading

Khasaare ka dhashay Madaafiic ku dhacay gudaha Xerada Xalane (Sawirro)

inta la xaqiijiyey ilaa 4 Hoobiye ayaa ku dhacay gudaha xarunta UN-ka ee xerada Xalane Magaalada Muqdisho, waxaa la sheegayaa in Madaafiicdaas ay ku dhaawacmeen 2 qof oo ka tirsan Shaqaalka Qaramada midoobay. Wararka qaar ayaa sheegaya in mid ka mid ah Hoobiyeyaasha ku dhacay hoyga Kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey. Madaafiicda lagu garaacay xarunta Xalane […]

Continue Reading

Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Puntland oo la dhaariyey

Waxaa maanta xarunta Puntland ee Garoowe lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland,kadib markii kuwaasi oo shalay gelinkii dambe lagu dhawaaqay liiska xildhibaanada oo ka koobnaa ilaa 66 mudane Munaasabadda dhaarinta waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiinta Maxkamadda Sare ee maamul goboleedka,taasi oo ka dhacday xarunta Baarlamaanka  Puntland,xildhibaanada ayaa laga soo xulay deegaanada Puntland. Dhanka […]

Continue Reading

Xildhibaan Odawaa oo si weyn loogu soo dhaweyey Baxdo (Sawirro)

Wasiirkii hore Arimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Baxdo gobolka Galgaduud. Xildhibaanka ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey gudoomiyaha degmada Cadaado iyo masuuliyiin kale. Sidoo kale xildhibaanka ayaa daah furay dhowr mashruuc: Dhagax dhigga Dhismaha 4 qol oo lagu kordhinayo Dugsiga Baxdo, Dhismahan ayaa waxaa si wadajir ah […]

Continue Reading

Askartii Itoobiyanka oo dib loogu celiyey dalkooda (Sawirro)

Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta barqadii gaaray deegaanka Galinsoor ee degmada Cadaado, wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamuud Sabriye. Wafdigan ayaa kulan la qaatay dadka deegaanka, waxaana wadahadal dheer la isku afgartay in Labadii askari ee itoobiyaanka aheyd ee lagu qabtay dagaalkii Kaxandhaale dib loogu celiyo dalkooda, balse […]

Continue Reading

Gidheys: Xarunta Dhalmada Hooyada uurka leh oo la dhagax dhigay (Daawo)

Wasiirkii hore Arimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa iyo gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdullaahi Tootoole ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay xarunta Dhalmada Hooyada Uurka leh deegaanka Gidheys ee degmada Cadaado. Xaruntan ayaa waxaa dhisaya Jaaliyadda Dibadda ee kasoo jeeda deegaankan, Farxaan Maxamed Dhoore oo wakiil ka ahaa Jaaliyadda ayaa balan qaaday in jaaliyaddu bixin […]

Continue Reading

Howlgal Qorsheysan oo laga fuliyey xarunta Alshabaab ee degmada Jilib

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe. Howlgalka ayaa laga fuliyay Xarun tababar Maleyshiyada Al-shabaab ay ku lahayeen gudaha Magaalada Jilib ee Xarunta Gobolka Jubbada Dhaxe. Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) oo la […]

Continue Reading