Sarkaal Al-Shabaab ah oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo Bandhigeen Xuseen Xasan Cambeer, oo horay ugu tirsanaa ururka Al-shabaab. Sidoo kale ninkaan isa soo dhiibay ayaa Alshabaab u qaabbilsanaa abaabulka waxa ay Alshabaab ugu yeeraan kooxda jugta culus. Abaanduulaha guutadda 11-aad Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed […]
Continue Reading