Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo Ka Hadlay Bandhig Ganacsiyeedyada Ku Soo Badanaaya Dalka

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo Ka Hadlay Bandhig Ganacsiyeedyada Ku Soo Badanaaya Dalka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa xalay ka qeyb-galay xafladda xidhitaanka Bandhiggii Gaadiidka ee Muqdisho oo lagu qabtay hotel Gurya-Samo ee Muqdisho, waxaana uu ka hadlay bandhig Ganacsiyeedyada ku soo badanaaya wadanka oo uu sheegay inay […]

Continue Reading

Farmaajo iyo Kenyatta oo Taleefoon ku wada hadlay

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka kuwa wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah labada dal ay uga shaqeeyaan sugidda nabadgalyada xuduudaha iyo guud ahaan xasilloonida gobolka. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Kenyatta ayaa adkeeyay in amniga labada dal uu yahay mid […]

Continue Reading

Beesha Caalamka: Doorashada waa in Waqtigeeda lagu qabtaa

Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo. Sharcigan wuxuu qeyb ka yahay hab-shaqo sharciyeedka doorasho ee asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah qabsoomidda doorashooyin qaran oo u suurto-gelinaya in tirada ugu badan ee muwaadiniin ah ay codeeyaan. In kasta oo tani ay tahay tallaabo muhiim ah, […]

Continue Reading

Alshabaab oo Baardheere ku dilay Masuuliyiin Dowladeed.

Al-Shabaab oo dil iyo gowrac mas’uuliyiin ugu geystay Baarddheere Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-Shabaab dilal qorsheysan ay ka geysteen gudaha degmada Baardheere ee gobolkaasi. Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay inay gudaha u galeen qeybo ka mid ah magaalada Baardheere, iyagoona […]

Continue Reading

Koox ka qaatayaal ah oo lagu xukumay xukunno kala duwan

Maxamed Cabduqaadir  Maxamed Cumar, Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame iyo Cabbdirisaaq Maxamed Abshir Kheyre ayaa loo heystaa in ay yihiin koox ka qaatayaal ah oo loola jeedo koox dhac ku geysata Bistoolado iyaga oo isticmaalaya Bajaaj, waxa ayna dilaan qofkii isku dhajiya agabka ay xilligaas ka dhacayaan side Teleefoonada  iyo Kombiitarrada. 23-kii August Sanadkii tegay ayay […]

Continue Reading

Fariin ku socota Shaqo bixiyeyayasha

Ku socoto dhammaan shaqo bixiyeyaasha iyo dadka ka shaqeeya qeybaha shaqada iyo shaqaalaha Fadlan joojiya in aad dadka ugu yeertaan wareysi shaqo adinkoo Og qofkii aad jagada bannaan ku buuxin laheydeen. Runtii waa arrin dareen ahaan dhaawac leh, dadkan shaqa doonka ah wax ay kharash kusoo bixiyaan si ay u yimaadaan wareysigaa iyaga oo rajeynaya […]

Continue Reading

Faafaahin: Dagaallo xooggan oo ka dhacay Sh/Hoose.

Waxaa weli rasaas goos goos ah laga maqlayaa degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose,halkaas oo saakay waaberigii hore ay weerar ku billowdey qarax ku qaadeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in Buundada degmada Qoryoleey qarax ku burburiyeen,in kastoo Guddoomiyaha Gobolka Shabeeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax uu Warkaasi beeniyey, waxaana la […]

Continue Reading

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Horjoogayaal iyo Wariye Alshabaab ah

Cabbduqaadir Suufi Muunye  & Saciid Cumar Cabbdullaahi  ayaa loo  heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in ay ahaayeen u qaabilsanayaaal xagga maamulka iyo maaliyadda uga wakiil ah maleeshiyada Alshabaab Tuulada Mareerey oo hoos tagta degmada Afgooye ee gobalka Shabeellada Hoose. Eedeysanaha koowaad ayaa ahaa  horjoogaha tuullada halka eedeysanaha labaad uu ahaa u qaabilsanaha xagga Uruurinta baadda […]

Continue Reading