Afhayeenka Galmudug Cabdullaahi Roob da’ay oo lagu xiray Muqdisho

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal waxaa magaalada Muqdisho lagu xiray Afhayeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob da’ay. ciidamo ka tirsan Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xiray afhayeenka isag oo maraya meel u dhow isgoyska Sayid, waxaana goobjoogayaal inoo xaqiijiyeen in gaari Cabdi bile ah lagu horgooyey gaarigii uu watay, kadibna lagala dagay […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Qaabilay Wafdiga Jabuuti ee Kasoo Qeyb Galay Xuska1-da Luuliyo (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho kaga qeyb galay xuska maalinta xorriyadda Gobollada Koonfureed iyo israacii Waqooyi iyo Koonfur ee 1-da Luuliyo. Madaxweynaha ayaa tilmaamay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada shacab ee walaalaha ah […]

Continue Reading

Bajaajle lagu toogtay Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wiil dhalinyaro Mooto Bajaajle ah oo saakay lagu dilay degmada Hodan gaar ahaan Barkontorool oo ciidanka xasilinta ay ku leeyihiin halka loo yaqaano sarta Seybiyaano. Dadka degaanka ayaa waxa ay inoo sheegeen dilkan inuu yimid kadib markii askartii joogtay Barta ciidan ay Mooto Bajaajlaha ku amreen inuu istaago […]

Continue Reading

Haddii ay Dowlada Naf Badbaadineyso anagaba Naf baan Badbaadineynaa !!

Dhaqtar Magaciisa Diidey in loo adeegsado Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in ay aad ugu dhib qabaan Wadooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho isagoo sheegey in ay Quus ka joogaan in ay ka Howl,galaan Goobaha Caafimaadka Magaalada. “Hadii ay Dowladu sheegtey in ay Naf Badbaadinayaan, anagana Naf baan Badbaadineynaa, waxaa Maalin waliba nalaga Hor istaagaa in […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Wadahadalka Madaxda Sare ee Galmudug?

Waxaa Todobaadkii labaad galay dhexdhexaadinta Madaxda Sare Galmudug, Waxaana dhexdhexaadintan garwadeen ka ah Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka, Madaxweyne Farmaajo ayaa isku dayaya inuu xal u helo khilaafka Madaxda Galmudug, isagoo Muqdisho ugu yeeray Labada dhinac ee is haya. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo la qaatay labada garab, Axmed Ducaale Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa […]

Continue Reading

Madaafiic ku dhacday Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

Tiro Madaafiic ah ayaa goordhow ku dhacday degmada Wadajir gobolka Banaadir, gaar ahaan agagaarka xerada Xalane oo fadhiisin weyn u ah ciidamada AMISOM iyo Ajaanib kale, Waxaana dadka deegaanku sheegeen in shan ruux oo rayid ah ku dhaawacmeen Madaafiicdaas. lama oga halka laga soo tuuray Madaafiicdaas, waxaana dadka waxyeeladu kasoo gaartay madaafiicdaas loola cararay isbitaalada […]

Continue Reading

War-murtiyeed laga soo saaray: Shirka Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), waxay martigelisay kulankii Shanaad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirada Darstuurka ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir kaasoolagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 29-30 Juun 2018. Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Wasiir Ku-Xigeenka […]

Continue Reading

Nabadoon Xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay ka dambeeyeen dilka Nabadoon xalay lagu dilay degmada Dharkeenlay ee gobolkan Banaadir, Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa  ay ku dileen Oday dhaqameed ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Ibraahim Cali Xasan,waxana la sheegay in dadkii ka dambeeyay […]

Continue Reading

Jaamacadda Geeska Afrika oo Kulan Wacyigalin ah u qabatay Ardayda Cadaado (Sawirro)

Jaamacadda Geeska Afrika xarunteeda Magaalada Cadaado ayaa kulan wacyigalin ah u qabtay ardayda dhameysay dugsiyada Sare ee ku nool magaalada Cadaado. Madasha ayaa waxaa kasoo qeybgalay Masuuliyiin jaamcadda, arday iyo marti sharaf. waxaana qaar ka mid ah Macalimiinta ardayda u sharaxeen habka doorashada kuliyada jaamacadda, iyo qeybaha ay ka heli karaan jaamacadda Geeska Afrika xarunteeda […]

Continue Reading