Kenya oo AL-shabab ku eedeysay weerar ka dhacay Lamu
Saraakiil u hadashay Dowladda Kenya ayaa sheegay in Al-shabaab ay 3 qof ku dileen degaan hoostaga Magaalada Lamu ee Bariga Dalka Kenya. Weerarka aya alagu qaaday Gaari Toyota ah oo ay la socdeen saddex qof waxaana halkaas lagu dilay saddexdiiba,iyada oo Gaarigiina dab la qabad siiyay. Guddoomiyaha Lamu Joseph Kanyiri ,ayaa sheegay in weerarkaas ay ka […]
Continue Reading