Madaxwaynihii hore ee kenya oo geeriyooday
Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arab Moi ayaa saaka subaxdii hore ku geeriyooday magaalada Nairobi, sida uu xaqiijiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Daniel Arab Moi oo ahaa 94 sano jir ayaa soo xukumayay dalka Kenya 24 sano, isagoo xukunka ka dagay sanadkii 2002. Bilihii la soo dhaafay ayaa la sheegay inuu xanuunsanaa, waxaana […]
Continue Reading