RW Kheyre oo ku baaqay in lala shaqeeyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabad madaxda qaranka looga mahad celiyay xulashadooda duqa cusub ee Muqdisho, ayaa bulshada Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay garab istaagaan guddoomiyaha gobalka Banaadir, si uu uga shaqeeyo horumarinta caasimadda dalka. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caddeeyay in taageerada iyo la shaqeynta bulshada […]
Continue Reading