G. Banaadir iyo Wasaaradda Caafimaadka oo isku heysta Buugga Caafimaadka
Wasaaradda caafimaadka Dowlada Federaalka ah Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisay buug caafimaad, shaqaale iyo qalabkii loogu talo-galay in loogu adeego xujeyda Soomaaliyeed. Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay u sheegay in ay diyaariyeen Buuggaan laakiin Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay dhibaato ku heyso oo aysan u ogoleyn maamulidda howlaha Caafimaadka gobolka Banaadir. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa […]
Continue Reading