SAWIRO;-Khayre oo Shacab iyo madax kala qeyb galay maalinta Ololaha Nadaafada

Maalinta Ololaha Nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyey, ayaa maanta si weyn looga xusay Caasimadda dalka, waxaana isu soo baxyo lagu nadiifinaayo magaalada laysugu soo baxay xaafadaha iyo goobaha qashinka lagu aruuriyo ee kala duwan. Ololaha nadaafadda waxaa hormuud ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalka […]

Continue Reading

SAWIRO;-Banaanbax ka dhacay Muqdisho

Dibadbax balaaran ayaa duhurnimadii maanta waxa uu ka dhacay wadada Maka Al-mukarama, gaar ahaan inta u dhaxeysa isgoysyada Dabka iyo Sayidka ee magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya. Banaanbaxan ayaa waxaa dhigay dadweyne isaga kala yimid qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaasi oo isugu jiray Haween, Dhalinyaro iyo caruur yar yar, kuwaasi oo bartamaha laamiga ku […]

Continue Reading

Dowlada fadaraalka somaliya oo sheegtay in aan loo Dul qaadan doonin isku dhac danbe

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa waxa uu sheegay Dowladda Soomaaliya in hada ay dejisay qorshayaal looga gaashaamanayo in markale uu isku dhac dhexmaro Ciidamo ka wada tirsan Dowladda. Wuxuu sheegay in isbedel lagu sameeyay Ciidamadii ku sugnaa baraha kontorool ee dhacdooyinkii shalay ay ka dhaceen, lana bedelay Ciidamadii hore, laguna soo badalay Ciidamo […]

Continue Reading

Hooyo Soomaaliyeed iyo wiilkeeda oo lagu dilay Mareykanka

Hooyo iyo wiilkeeda oo ahaa Soomaali ayaa lagu dilay magaalada Nacfill ee dalka Mareykanka, sida ay Booliska u sheegeen warbaahinta gudaha ee dalka Mareykanka. Koox ku hubeysan Hubka fudud ayaa gurigooda ugu galay Hooyada iyo wiilkeeda, kadib Rasaas ayaa hubiyeen, iyaga oo dilka kadib ka baxsaday goobta, daqiiqado kadibna ay halkaasi soo gaareen Ciidamada ammaanka […]

Continue Reading

Guddi loo saaray is rasaaseyntii ciidamada Dowladda (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay shir deg deg ah isugu yeeray Hey’addaha ammaanka dowladda, kaasoo looga hadlayay shaqaaqadii sababtay dhimasho iyo dhaawac ee shalay dhex martay Ciidamada dowladda. Kulankan oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga, Wasiiru kuxigeenka Gaashaandhigga, Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Maaliyadda, Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida, Taliye kuxigeenka Milateriga iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir […]

Continue Reading

Ciidamada Dowladda oo Askar iskaga dilay Muqdisho (Sawirro)

Ugu yaraan shan Askari ayaa ku geeriyooday iska hor iaadyo maanta dhax-maray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaas oo ku sugnaa meelo kala duwan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah Ciidanka Xasilinta Muqdisho ayaa toogasho ku dilay Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya kadib israsaaseyn ka dhacday inta u dhaxeysa Madaxtooyada […]

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug: Mooshin iyo Mushaar

Qormadaan kooban oo aan ugu magacdaray BARLAMAANKA GALMUDUG: MOOSHIN IYO MUSHAAR, waxaan uga hadli doonaa sida ay ugu wakiilada Galmudug ugu fashilmeen howshii loo igmaday. Waxa ay foodda galiyeen sanadkii saddexaad, 23 bilood ayaa uga hartay muddada xilhayntooda, waxaa laga filayey in ay qabtaan howl badan, balse howlqabadkoodu aad ayuu uga hooseeyaa intii laga filaayey. […]

Continue Reading