Xaaf: Ciidanka Dowladda ayaa ka dambeeyey dadkii lagu laayey Gaalkacyo (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay warqad maalin ka hor ka soo baxday Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaaalka Soomaaliya, Sidoo kale Xaaf ayaa ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 21aad ku eedeeyey in ay ka dambeeyaan dadkii reer Koofur Galbeed ee lagu laayey Gaalkacyo.

Xaaf ayaa sheegay in Askar ka tirsan Xoogga Dalka ay geysteen dilkaas, Dowladduna ay ka dambeyso falka halkaas ka dhacay.

halkaan ka daawo.