Odayaasha Guriceel oo ka garaabay dadkii lagu dilay BalliWasaq (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxgarad iyo Odayaal ku shiray degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa ka garaabay dad lagu dilay deegaanka Balliwasaq oo u dhow degmada Xeraale gobolka Galgaduud.

Odayaashan ayaa ka codsaday beesha waxa laga dilay in ay isdajiyaan, ayna kala xaajoon doonaan dhibaatada halkaas ka dhacday. halkaan ka daawo Odayaasha iyo Waxagaradka ka hadlay arintaas.