Daawo: NISA oo Cadaado ku soo bandhigay Ragii dilay Amiirkii Alshabaab ee CeelGaras

Taliska Nabad suggidda iyo Sirdoonka Qaran ayaa maanta magaalada Cadaado ku soo bandhigay laba nin oo ay sheegeen in ay dileen Amiirkii Alshabaab u qaabilsanaa deegaanka Ceel garas ee gobolka Galgaduud oo magaciisa lagu sheegay Faarax Cali Raage. Labadan nin ee maanta la soo bandhigay ayaa lagu kala magacaabaa CabdiQani Khaliif Nuur iyo Cabdi Naasir […]

Continue Reading

Faafaahin: Sarkaal ka tirsan Ahlu sunna oo Galmudug isku soo dhiibay

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal Sarkaal ka tirsan ciidanka Ahlu sunna gaar ahaan kuwa nabad suggidda Maamulkaas ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka qeybta Galmudug ka howlgasha. Sarkaalkan oo lagu magacaabo C/risaaq Cali Tubaako ayaaka mid ahaa saraakiisha hoose ee ciidanka Ahlu sunna, waxaana xalay gaari ka soo qaaday inta […]

Continue Reading