Sawirro: Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararka Maanta

Qarax gaari ayaa galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan  Italina Coffee wadada Makka Almukarama.

Qaraxaan ayaa waxaa ku nafwaayey 6 ruux, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 10 qofood, goobta qaraxu ka dhacay ayaa ah goob ay galabtii ku shaahaan shacab farabadan.

Dhanka kale Qaraxaan dadku ku dhintay waxaa ka mid ahaa  Gen. Cabdi Bashiir Aaden taliyihii hore qeybta 12-ka April.

FB_IMG_1494259106628 FB_IMG_1494259081152 FB_IMG_1494258778049 FB_IMG_1494255569299 FB_IMG_1494255555665 FB_IMG_1494263330070