Axmed Ducaale Xaaf Madaxweynaha cusub Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa goordhow soo idlaaday natiijada wareega labaad, waxaana ku tartamayey labada musharax Axmed Cali Hilowle iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Waxaa codeynta ka qeybgalay 89 xildhibaan, waxayna kala heleen labada Musharax

1. Axmed Cali Hilowle 34 cod

2. Axmed Ducaale Geelle Xaaf 54 cod

3. Hal codna waa xumaaday.

Waxaa ku guuleystay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.20170501_105708-1

Hadda waxaa la guda galay khudbooyinka Masuuliyiinta.

Nagala soco ceelhuur.com