Sawirro: Maalinta 1-aad ee Shirka London

Wararka Maanta

Waxaa maanta furmay shirkii looga hadlayay doorka qurbajoogta iyo ururrada bulshada Rayidka Soomaaliyeed ee qeybta ka ahaa shirweynaha London ee lagu qabtay xarunta Lancaster house Ee galbeedka London.

Shirka waxaa ka qeybgalay R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya, wasiiro ka tirsan Dowladda ingiriiska, wakiillo ka socday beesha caalamka, qurbajoogta, xubno metalayay bulshada Rayidka Soomaalida iyo madax kale oo farabadan.

Shirka qeybta ugu muhiimsan ayaa la qaban doono berito oo khamiis ah 11-ka may kaasoo ay hogaamin doonaan madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmajo iyo R/wasaaraha Ingiriiska Theresa May.

FB_IMG_1494431601057 FB_IMG_1494431587473 FB_IMG_1494431583802 FB_IMG_1494431580241 FB_IMG_1494431577092 FB_IMG_1494431577092 FB_IMG_1494431573279 FB_IMG_1494431573279 FB_IMG_1494431570083 FB_IMG_1494431567086 FB_IMG_1494431556788 FB_IMG_1494431549537 FB_IMG_1494431511167