Sawirro: Layaabka Dunida, Diyaarad ku dageysa garoon u dhow Xeeb lagu nasto

Arimaha Bulshada Wararka Maanta

Garoon ku yaala xeebta Moha ee jaziirada St Maarten-St Martin ee Laatiin Ameerika, goobtan oo ay u nasasho tagaan dadweyne farabadan ayaa caan ku ah in diyaaradahu ka dagaan meel u dhow madax qof, dadka ayaa sawiro ka qaada diyaaradaha garoonka ku dagaya, waana arin keentay in ay noqoto goob saxmad badan.

Muddo 20 sano ah ayey diyaaradaha waaweyn ee garoon ku dagaya ahaayeen kuwa xiiso galiya dalxiisayaasha iyo dadka xeebta ku nasanaya, Sawir qaade Jasper Landsaat ayaa muuqaalo cajiib ah ka qaaday diyaarada KLM 747 oo ku dageysa garoonkaas, guuxa diyaarada ayey dadku qaar la yaab ku noqota, halka kuwa qaar ayey xiiseeyaan kolka ay diyaaradan dageyso.

39e947e200000578-0-image-a-1_1477920666538 39e947f100000578-0-image-a-4_1477920671304 39ec88ec00000578-3889950-image-m-15_1477943314602 39ec970100000578-3889950-image-a-5_1477942691060

Comments are closed.