Akhriso: Jawaari oo Xasan Kheyre ka dalbaday inuu dib ugu laabto Dhismaha Golaha Wasiirada Cusub

Wararka Maanta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa warqad u qoray Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Warqadan ayuu gudoomiyuhu ku sheegay in 105 xildhibaan soo gudbiyeen aragti ah in dib loogu laabta dhismaha Golaha Wasiiradda cusub, iyagoo ku eedeyeen in la baalmaray Habqeybsiga beelaha Soomaaliyeed. Ra’iisulwasaare Xasan Kheyre ayaa fursad heysta ilaa 31 Bishaan.

FB_IMG_1490465689164 FB_IMG_1490465692306