Sawir laga qaaday Gaarigii ku Qarxay Hotel Peace

Wararka Maanta

Shabakadda Ceelhuur Online ayaa heshay sawir kaamirada qarsoon ee hotel Peace ka qaaday gaari xamuul sh intii uusan isku qarxin Hotelka.

Sida sawirka ka muuqata gaariga ayaa dusha waxaa ka saarnaa fuustooyin aanan la ogeyn waxa ku jira, qaraxan ayaa baabi’iyey qeyb ka mid hotelka iyo dhismayaal u dhawaa.

Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxaan ku geeriyooday 10 ruux oo ciidan u badan, iyo dhaawaca 20 kale, maanta ayaa dhismayaal ku dhow hotelka oo burburay laga soo saaray meydka 3 qof oo rayid ah.
fb_img_1483463596880

qarax-6qarax-5