Musharax Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan (Baasto) ayaa galabta lagu soo dhaweeyey Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug.
Siyaasiyiin iyo waxgarad kale ayaa kusoo dhaweeyey musharaxa garoonka diyaaradaha Cadaado. Axmed Baasto ayaa ka mahad celiyey soo dhaweynta, waxa uuna sheegay inuu u taagan yahay Kursiga Madaxweynaha Galmudug.
halkaan ka daawo Muuqaalka.