Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay gudoomiyaha degmada Balcad

Wararka Maanta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa u magacaabay gudoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur (Qaasim Furdug), sidoo kale Madaxweyne Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyihii degmadaas Cismaan Maxamed Maxamuud (Cismaan Xaadoole).

Madaxweynaha  ayaa magacaabistiisa u cuskaday baaq ka yimid bulshada degmada Balcad iyo baahi loo qabo dib u habeyn lagu sameeyo maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe. halkaan ka aqriso wareegtada madaxweynaha.