Koobka kubadda cagta adduunka ayaa maanta si rasmi ah u billaabmaya, ayada oo dalka marti-gelinaya ee Russia uu ka hortagi doono dalka Saudi Arabia.
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa ka qeyb-galaya munaasabadda furitaanka oo ka dhaceysa garoonka qaada 80,000 qof ee Luzhniki Stadium oo ku yaalla magaalada Moscow.
Russia ayaa waxa ay qabashada koobka adduunka ku bixineysaa 13 bilyan oo dollar, ayada oo kulmada ay ka dhacayaan 11 magaalo oo marti-gelinaya.
Kulmada is-aragga hore ayaa soconaya illaa 28-ka June, halka kuwa is-tuurka ay billaabanayaan 30-ka June. Cayaarta kama dambeysta ah ayaa dhaceysa 15-ka July.
Brazil, France, Spain, Argentina iyo dalka koobka difaacanaya ee Germany ayaa ka mid ah dalalka aadka loogu saadaalinayo inay koobka hantaan.
16 June
Group C France – Australia
Group D Argentina – Iceland
Group D Croatia – Nigeria
17 June
Group E CostaRica – Serbia
Group E Brazil – Switzerland
Group F Sweden – South Korea
Group G Tunisia – England
20 June
Group B Portugal – Morocco
Group A Uruguay – Saudi Arabia
21 June
Group C Denmark – Australia
Group D Argentina – Croatia
22 June
Group E Brazil – CostaRica
Group D Nigeria – Iceland
Group E Serbia – Switzerland
23 June
Group G Belgium – Tunisia
Group F South Korea – Mexico
24 June
Group H Poland – Colombia
25 June
Group A Saudi Arabia – Egypt
26 June
Group D Iceland – Croatia
Group D Nigeria – Argentina
27 June
Group F South Korea – Germany
Group E Switzerland – CostaRica
28 June
Group H Senegal – Colombia
Group G England – Belgium
Related