ka Dib Kulan Ay Maanta Magaalada Baydhabo Ku yeesheen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Ayaa Waxa Ay Soo Saareen qaabka Ay U Dhaceyso Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaasi.
Guddiga Warqadda Maanta Ay Soo Saareen Waxa Ay Ku Sheegeen Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharrax U taagan Qabashada Xilka Madaxweynanimo Ee KGS Iyo Qaabka Uu Ku Caddeyn Karo Musharraxnimadiisa.
Hoos Ka Akhrsio Waqradda Guddigu Soo Saaray:-