isku aadka wareega 16-ka ee koobka kooxaha yurub ayaa la sameeyay iyadoo ay kasoo baxeen kulama adag. kooxda Arsenal ayaa ku aaday naadiga Bayern Munich, halka Barcelona ay wajahayso Barcelona.
halkan ka eeg isku aadka oo dhamaystiran.
Manchester City vs. Monaco
Real Madrid vs. Napoli
Benfica vs. Borussia Dortmund
Bayern Munich vs. Arsenal
Porto vs. Juventus
Bayer Leverkusen vs. Atletico Madrid
Paris Saint-Germain vs. Barcelona
Sevilla vs. Leicester City.

W/D Hafsa Haji