Golaha Iskaashiga Oo DFS Ku Cambaareeyey fara-gelinta Ay Ku Heyso Doorashada KGS (Akhriso)

Wararka Maanta

Ka Dib Qoraal Ay Soo saareen Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Dalka Kaas Oo Ka Koobaan illaa Iyo Sideed Qodob Ayey Kaga hadleen Fara-gelin Ay sheegeen In Dawladda Dhexe Ku Heyso Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ugu Horreyn Golaha Ayaa Soo Dhaweeyey Iscasilaadda Xubnaha Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed Kuwaas Oo Xalay Baydhabo Isku Casilay.

Sidoo Kale Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleed Qoraalkooda Waxa Ay Ku Sheegeen In Dawladda Dhexe Fara-gelin Qaawan Ku Heyso Doorashada Madaxtinimo Ee KGS Isla-markaana Bur-burineyso Nidaamka Faderaalka Ee Dalku Qaatay.

Hoos ka Akhriso Warqadda Ay Soo Saareen Golaha Iskaashiga:-