Dowladda Soomaaliya oo Dalka ka Erisay Nicholas Haysom

Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya ayaa u sheegtay wakiilka Xoghaya Guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom in aanu ka shaqeyn karin Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay inuu jabiyay hab maamuuskii ku habboonaa xafiiska QM ee Soomaaliya isla markaana uu farageliyay arrimaha madaxbanaanida Soomaaliya. Haddaba sideed u aragtaa go’aanka.