Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro joogta ah.
Warsaxaafadeedkaan ayay dowladu uga dalbatay dowlada south africa inay damaanad qaado amaanka muwaadiniinteeda sidoo kalena soomalida ayay dowladu ugu baaqday inay ka fogaadaan goobaha halista ah wax walba oo soo kordhana ay safaaradooda la wadaagaan
Halkan ka akhriso: war ay ka soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Dhibaatada ka taagan Koonfur Afrika.